Waa Maxay Furaha Nolol Farxad iyo Caafimaad Leh?
Sannadkii 1938 ayay Jaamacadda Harvard billowday daraasad loo bixiyay ‘The Grant Study’ oo qeyb ka ah tu kale oo la yiraahdo ‘the Study of Adult Development.’ Daraasaddu waxay socotay muddo 75 sano ah waxaana lagu baarayay oo intaa dabaggal lagu hayay nolosha caafimaad ee jir iyo maskax ee rag gaaraya 724. Dadkaasi sannad walba su’aalo […]
Noocyada Xiriirrada Waara
Sidee ku ogaan kartaa in xiriirkaagu uu waari doono? Sidee ku ogaanaysaa in xiriirkaagu yahay kii aad rabtay ee saxsanaa? Soo wax fiican ma aha haddii aad sii saadaalin karto bal in xiriirka aad ku jirto uu yahay ku xoog leh farxadna kuu horseedaya timaaddada? Badankeen waan ka digtoon nahay jacaylka waxaana u haysannaa iskudanaysi ay […]
20 ka Mid ah Oraahyada Jalaaladiin Ruumi
Jalaaladiin Maxamed Ruumi, oo dadka qaarna ay u yaqaannaan Mowlaana (Mevlana), Reer Galbeedkuna ay ugu yeeraan Ruumi (Rumi) wuxuu ahaa caalin (aqoonyahan ku xeeldheer aqoonta diinta), gabyaa, faylasuuf iyo suufi Faarisi ah oo noolaa qarnigii 13-aad (1207 – 1273). Wuxuu ku dhashay Balkh (hadda Afgaanistaan), wuxuuna ku aasan yahay Konya, Turki. Toddoba qarni ka dib geerida […]
Axan
Wuxuu hor taagan yahay arday tiradoodu tahay toddobaatan iyo hodhodho. Casharka wuxuu ka sharrixi la’yahay huur iyo hawo yari ay sababtay cadceed jiilaal oo si naxariisdarro ah dusha kaga soo dhacaysa qolka ay ku jiraan saqafkiisa sare. Hadba mandiil jilicsan ayuu ku hiigayaa dhididka wejigiisa raadadka u yeelay sidii habeed geel. Kuleylka xad dhaafka ah, […]
5-ta Qoomamo ee ugu Badan ee Dadka Sakaraadaya
Kalkaaliso Ustaraaliyaan ah oo lagu magacaabo Bronnie Ware ayaa waxay buug ka qortay waayo’aragnimada ay ka kasbatay 12 toddobaad oo ay la qaadatay dad ay daryeel caafimaad u samaynaysay oo la ildarnaa xanuun aan la filaynin in ay ka bogsadaan. Bronnie waxay buuggeeda ku diiwaangelisay shantii wax ee ugu badnaa oo ay dadku ka shallaayeen, jeclaan lahaayeen […]
9 Baasaboor oo aad Iibsan Karto
Sida uu qabo website-ka Henley Passport Index oo xogtiisa ka soo xigta Hay’adda Socdaalka Hawada ee Caalamiga (IATA), liiska baasaboorrada adduunka (2020) ugu xoogga badan waxaa ugu horreeya Jabbaan, Singabuur, Koonfur Kuurya, Jarmal iyo Talyaani. Dhanka kale, liiska waxaa ugu hooseeya oo ugu baasaboor liita dalal ay ka mid yihiin Yaman, Soomaaliya, Bakistaan, Suuriya, Ciraaq […]
Rain and Beauty
Several people who got wet from the rain entered a small café. Ali was sipping his favorite daily tea when a young woman caught his eye. She was among the people who ran away from the rain. Like the others, she also got wet from the heavy rain. At first glance, Ali noticed that the […]
Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn
Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is wayddiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen sida dadku isugu habboon yahay iyo tilmaamaha […]
Af Soomaali Takhti ah (1)
Waxaan ahayn laba uu saddaxeeyo mid ka mid ah bareyaasheenna jaamacadda. Wuxuu nagu xujeynayay in aan garanno macnaha ereyo kala duwan oo Af Soomaali ah. Waxna garannay waxna garan waynay. Markii dambe ayuu noo sheegay in ereyada afka ku jira loo qeybin karo saddax nooc: ereyo uu qofku yaqaanno oo uu adeegsado; ereyo uu yaqaanno […]
8 Tilmaan oo ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan
Hore ma u ogeyd in habdhaqankaagu yahay natiijo ka dhalatay laba qodob? Wax dhiigga kuu soo maray oo aad labadaada waalid ka dhaxashay (hiddosideyaal) iyo wax kaaga yimid degaanka (environment) aad ku nooshahay. Sidaa waxaa qabta culumada cilmiga aadanaha (anthropology). Sidaas oo kale, garaadkaaguna wuxuu ka samaysmaa labadaas qodob. Daraasad ayaa waxay tilmaantay in qofku 55% caqligiisa […]