Category: Sheekooyin

Markii ay Ogaadeen ayay Majeerteen…

“Laakiinse qofka isaga ayay jirtaa in uu beentooda beeniyo ama in inta laga adkaado jilbaha dhulka loo dhigo”

Xiiso Biiray

“Aniga oo isu arka ninka adduunyada ugu nasiibka badan, ayaan sidii qof sarkhaansan indhaha isugu lisay, kadibna hurdo dheer galay.”

The Milkwomen from Oodan

The women could hear the snoring of the still-sleeping town people when they arrived in the marketplace.

Axan

Ardayda isaga hor tuban laftoodu raaxo kuma jiraan oo mid walboo iyaga ka mid ahi buuggiisa ama gabal xaanshi ah ayuu isku babbinayaa.

Rain and Beauty

It was a wet spring in April. As it began to rain, people in the street rushed to the nearby business premises along the street to take cover from the rain.

Guddoomiye Degmo

Markii ugu horraysay ee uu shaqo u soo gacan bannaanaaday waxa qura ee uu ku fekerayay waxay ahayd shaqo leh mishaar noloshiisa kaafin kara.