Rain and Beauty
Several people who got wet from the rain entered a small café. Ali was sipping his favorite daily tea when a young woman caught his eye. She was among the people who ran away from the rain. Like the others, she also got wet from the heavy rain. At first glance, Ali noticed that the […]
Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn
Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is wayddiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen sida dadku isugu habboon yahay iyo tilmaamaha […]
Af Soomaali Takhti ah (1)
Waxaan ahayn laba uu saddaxeeyo mid ka mid ah bareyaasheenna jaamacadda. Wuxuu nagu xujeynayay in aan garanno macnaha ereyo kala duwan oo Af Soomaali ah. Waxna garannay waxna garan waynay. Markii dambe ayuu noo sheegay in ereyada afka ku jira loo qeybin karo saddax nooc: ereyo uu qofku yaqaanno oo uu adeegsado; ereyo uu yaqaanno […]
8 Tilmaan oo ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan
Hore ma u ogeyd in habdhaqankaagu yahay natiijo ka dhalatay laba qodob? Wax dhiigga kuu soo maray oo aad labadaada waalid ka dhaxashay (hiddosideyaal) iyo wax kaaga yimid degaanka (environment) aad ku nooshahay. Sidaa waxaa qabta culumada cilmiga aadanaha (anthropology). Sidaas oo kale, garaadkaaguna wuxuu ka samaysmaa labadaas qodob. Daraasad ayaa waxay tilmaantay in qofku 55% caqligiisa […]
Guddoomiye Degmo
Afeef Gebi ahaan sheekadani waa mala’awaal (fiction). Haddii dhacdooyinka, magacyada iyo shaksiyaadka sheekadani ay u ekaadaan kuwo run ah oo ku saabsan cid nool ama dhimatay waa wax uun isku soo beegmay. Markii ugu horraysay ee uu shaqo u soo gacan bannaanaaday waxa qura ee uu ku fekerayay waxay ahayd shaqo leh mishaar noloshiisa kaafin […]