Aamusnaanta Buuqa Badan

Waa sheekooyin aad si maalinle ah ula kulanto. Way isku wada eg yihiin, haddana way kala duwan yihiin, waayo gebigoodaba waxaa mideeya sida ay nafsiyaddaada u saameeyaan oo isku mid ah. Waad ka niyadxumaataa, waad ka ciishootaa, waad ka xanaaqdaa, waadna ka gubataa. Inkasta oo la moodo dhacdooyinkaas, waxa ay farabadnaan qabaan, in ay dareemahaaga […]