Eyl — Magaalada Dalxiiska Buntilaan

Waa Shaakir Maxamed Cabdullaahi (Shamaca) oo hor taagan meesha laga galo magaalada taariikhiga ah ee Eyl, Nugaal.

Ugu yaraan nolosha labo jiil ayay ti toos ah u saamaysay cuqubada Dagaalka Sokeeye ee Soomaaliya ee qarxay dabayaaqada siddeetannadii. Maaddaama ay dagaalkaasi ku burbureen kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka, nabadgalyo la isaga gooshi karo gobollada dalkana aysan jirin, dad badan oo ka tirsan facii fawdada ku barbaaray waxay ku qasbanaadeen in ay doorasho la’aan noqdaan […]