Iska Kay Illow

Waxaad barbaartay Soomaaliya oo aysan dawlad ka jirin. Waxaad garaadsatay dalka oo meel walba ay fawdo ka taliso, oo inta xoogga badan ay  dulmiso inta  taagta daran, oo ay noloshu  waxba ka duwanayn tan duurka. Nidaam la’aantaas baahsan waxay abuurtay nolol aad iyo aad u adag, duruufo qallafsan, iyo xaalad allowsahal ah. Amni darrada ay […]

Markii ay Ogaadeen ayay Majeerteen…

Macallin reer Dhagaxbuur ah oo xisaabta noo dhigi jiray ayaa mar walba wuxuu jeclaa in uu na waaniyo. Way yarayd sharraxaad uusan talo noogu dhex dusinin. Waanooyinka waqtiga xisada ayuu isku dhaafin jiray ma dhahayo, waayo si wanaagsan ayuu casharka u sharxi jiray, su’aalaha aan qabnana nooga shaafin jiray. Wuxuu ahaa bare xilkiisa macallinnimo si […]

Gorfaynta Sheekada Boojin ee Sakariye Cismaan

Waxaa dhowaan gacantayda soo galay Boojin oo ah noofal (novel) aan weli la soo bandhigin xilligan aan sadarradan qorayo. Boojin waa sheeko-faneed. Waa buug qaro weyn oo xagga xajmiga aan waxba ka yaraysan sheekooyinka caalamig iyo kuwa Soomaaliyeed ee magaca dheer, sida Maana-Faay iyo Adeegto. Boojin waa daraama ay dhacdooyinka sheekadeedu ku dul wareegayaan nolosha […]