Hoggaamiyaha ay Dadku Mudan Yihiin – 5 Tilmaan oo Adduunyadu Isku Raacday

Bal ii sheeg nooca hoggaamiye oo aad jeclaan lahayd in uu ummadda hoggaamiyo. Tilmaan ama tilmaamo noocee ah ayaad rabi lahayd in uu yeesho? Malaha waqti ayaad u baahan tahay si aad uga fikirto ama haddaba maskaxdaada waxaa ku diyaar ah dhowr tilmaan, hoggaamiye waddani ah, tusaale ahaan. Sidey ahaataba, ka warran haddii aan kula […]