Buuqa, Bisadaha, iyo Buruudda Istanbul

Waxaa la sheegaa in janaraalkii Faransiiska ahaa, Naabilyoon Bonabaart, uu mar yiri, ‘Haddii adduunku uu caasimad yeelan lahaa, Istanbul ayay noqon lahayd.’ Run iyo been hadalkaas kan uu yahayba, waxaa maragmadoonto ah in Istanbul ay maqaamkaas ku bannaan tahay marka aad si dhab ah ugu fiirsato joqoraafi ahaan halka ay ku taal, quruxdeeda dabiiciga ah, […]