Iska Kay Illow

Waxaad barbaartay Soomaaliya oo aysan dawlad ka jirin. Waxaad garaadsatay dalka oo meel walba ay fawdo ka taliso, oo inta xoogga badan ay  dulmiso inta  taagta daran, oo ay noloshu  waxba ka duwanayn tan duurka. Nidaam la’aantaas baahsan waxay abuurtay nolol aad iyo aad u adag, duruufo qallafsan, iyo xaalad allowsahal ah. Amni darrada ay […]

Maxay Muqdisho Nabad u Tahay?

Waqti hadda qiyaastii laga joogo shan iyo toban sano iyo hodhodho aniga oo akhrinaya buug uu Axmed Mansuur (saxafi ka tirsan kanaalka al-Jasiira) ka qoray qabsashadii Maraykanka ee Baqdaad, caasimadda Ciraaq, sannadkii 2003 ayaan buugga ku arkay sheeko markaas su’aal igu dhalisay. Mansuur wuxuu Baqdaad tagay iyada oo ku jirta xaalad fowdo daran ah, oo […]