Uur-ka-xidid Geenyo Ma Kaaga Baxday?

Ma iga rumeysanaysaa haddii aan ku dhaho waxay igu qaadatay dhowr maalmood in aan xaanshidaan kuu soo qoro?

Maxay Muqdisho Nabad u Tahay?

“Waxaan muraayadda raaxeeyaha ka dhex arkay nin dhallinyar oo lebbiska ciidanka xiran oo jilibka dhulka dhigtay, oo nagu soo shiishaya buntakhiisa boobaha ee AK-47-ka ah.”

Markii ay Ogaadeen ayay Majeerteen…

“Laakiinse qofka isaga ayay jirtaa in uu beentooda beeniyo ama in inta laga adkaado jilbaha dhulka loo dhigo”

Xiiso Biiray

“Aniga oo isu arka ninka adduunyada ugu nasiibka badan, ayaan sidii qof sarkhaansan indhaha isugu lisay, kadibna hurdo dheer galay.”

Gorfaynta Sheekada Boojin ee Sakariye Cismaan

Boojin waa daraama cajiib ah oo haddaad tahay sheeko-jecel ay u badan tahay in aad u bogi doonto

Sababta aan u Guursan Waayay!

Hey there! Take a deep breath, relax, and control your curiosity.

$500+ ayaan ku daawaday Filinka ‘No Time to Die’

Haddii aadan daawashada filimada xiiseynin xataa, waxay u badan tahay in aad maqashay filinka taxanaha ah ee ka faallooda sirdoonka

Dib Ha La ii Dhalo

Maxaad eersaneysaa? Ma itaalkaaga mise nasiibkaaga?

How to Address Strangers in the Somali Language

The different ways to address strangers in Somali

Hooddi Dalaq!

Hooddi iyo dalaq way kala horreeyaan

5 Si oo Loo Reermagaaloobo iyo Astaamaha Reermagaalka

‘Qof safar ka soo laabtay ma aha kaad ku ogeyd!’

9 Astaan oo Lagu Garto in uu Jacayl ku Hayo

Aad uma adka in aad ogaato in uu jacayl ku haayo iyo in kale.