4 Si oo aad Halabuurkaaga u Kobcin Karto

4 qaab oo aad si halabuur leh ugu fikiri karto

Maxay Calooshaadu u Kuusan Tahay?

Waxa ugu weyn ee xulus sababa waa cayil. Laakiin maxaa xal u ah?

Sababaha Telefoonka Laguugu Dhegeysto

Ma ka fikirtay weli sababaha telefoonka lagaaga qaban waayo?

The Milkwomen from Oodan

The women could hear the snoring of the still-sleeping town people when they arrived in the marketplace.

4 Si oo aad u Tibaaxi Karto Hadalka Aadan Hubin

Maaddaama wax walba oo aan ku hadalno aynaan wada hubin, sidee habboon in aan u tibaaxno xogaha aan rabno in aan sii sheegno?

Maxay Gabdhuhu Wiilasha ku Raacaan?

Ma rumeysan kartaa in gabdhuhu ay ka helaan wiilka iyaga ka qoslin kara?

Uur-ka-xidid Geenyo Ma Kaaga Baxday?

Ma iga rumeysanaysaa haddii aan ku dhaho waxay igu qaadatay dhowr maalmood in aan xaanshidaan kuu soo qoro?

Waa Maxay Furaha Nolol Farxad iyo Caafimaad Leh?

Sannadkii 1938 ayay Jaamacadda Harvard billowday daraasad loo bixiyay ‘The Grant Study’ oo qeyb ka ah tu kale oo la yiraahdo ‘the Study of Adult Development.’

Noocyada Xiriirrada Waara

Sidee ku ogaan kartaa in xiriirkaagu uu waari doono? Sidee ku ogaanaysaa in xiriirkaagu yahay kii aad rabtay ee saxsanaa?

20 ka Mid ah Oraahyada Jalaaladiin Ruumi

“Marka aad rabto safar in aad u baxdo, ha wayddiinin talo qof ‘jiir haan ku weynaaday’ ah.”